Where is my Brother- Sheeko la yaab Leh

Waa subax hore dadkana Coronovirus ayey u dhimanayaan,waxaa la soo wacay reer Somali ah oo waxaa loo sheegay in Xasan uu dhintay ayna yimaadaan Cisbitaalka .

Reerkii oo kurbeysan ayaa durbadiiba yimid Cisbitaalkii waxaana loo sheegay in ay tagaan qolka meydka la dhigo ee qaboojiyaha ah.

Waxay soo qaateen meydkii waxayna la aadeen qabuurahii oo waa duugeen oo waana leysku macsalameeyey oo Xasan sidaas ayaa loogu duceeyey oo lagu soo kala tagaay.

Maalin ka dib ayaa waxaa soo wacay Cisbitaalkii oo ku yiri horey ayaan idiin kugu sheegnay oo kaalaya naga qaata Meydka wiilkiina Xasan ah.

Waxay ku yiraahdeen war inaga waan soo qadanay meydka wiilkeenii Xasan oo waana duugnay ee see wax u wadaan
markay arinka isku qasan tahay ayaa Cisbitaalkii ku yiri bal wax yar suga hallow hallow waxaad qaadateen waa meydkii Frank ee ma aheyn meydka wiilkiinii Xasan.

Frank walaalkis ayaa jooga Cisbitaalka oo aad u  xanaqsan oo leh kuna qeylinaya [Where is my Brother]-Where is my Brother

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here