dhagayso gudoomiya kuxigenka mataban oo beniyay war shegaya in ladilay

qaar kamid warbahinta soomalida ayaa war been abuura ah shaacisay oo shegaya in dil loo gaystay gudoomiye kuxigeenka dagmada matabaan ee gobolka hiiran xili uu safar kujiray

aygoona dhanka kale shegay in maleshiyaad ay wadada ugaleen gudomiyaha

hadaba warkaas waxaa beeneyay gudoomiye kuxigeenka dagmada mataban oo ah shaqsiga lashegay in uu dhintay
gudoomiye kuxigeenka oo radio samakaab uwaramay ayaa shegay inuu warkaas uu been abuur yahay ayna dad magacisa kuqarabanayaa

halkan kadhagayso
waraysi gudomiya kuxigenka mataban

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here