Maxaa Cusub?

Wasiirka Wasaaradda Qorheynta Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS, Danjire Jamaal Maxamed...

Wararka Maanta

English News

New Djibouti sea route to reduce shipping time between Turkey, Horn...

The first container ship of the Djibouti Shipping Company, which will exclusively operate between Turkey, Djibouti and Somalia, was launched during a ceremony on...

Qormooyinka

Waraysiyo

BARNAAMIJYADA IDAACADA

Cayaaraha

Tuug U Dhacay Guriga Cristiano Ronaldo

Guriga Cristiano Ronaldo ee ku yaala jasiirada uu ka soo jeedo ee Madeira ee dalkiisa Portugal ayaa tuug uu u dhacay maanta Oo Jimce...

Caalamka

Keydka Sawirada iyo Muuqaallada

Sawiro: Xasan Sheekh oo kulamo ka wadda Beledweyne

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigii uu hogaaminayay ayaa saakay hoygiisa ku booqday Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayagoona kulan horu dhac ah...

Daawo Sida Madaxweyne Farmaajo Loogu Soo Dhaweeyay Baydhab

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa waxa ay gaareen Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay. Wafdiga ayaa waxa ay ka qeybgeli...

Weerarro toorrey loo adeegsaday oo ka dhacay gudaha London

Ugu yaraan laba qof ayaa dhimatay afar kalena dhaawac ayaa soo gaaray ka dib laba weerar oo toorrey loo adeegsaday oo  ka dhacay magaalada...

Wasiir Cawad oo faahfaahiyay eryida Wakiilka QM

Axmed Ciise Cawad Wasiirka arrimaha dibedda ee Soomaaliya ayaa ku amray wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomalaiya inuu...

dhagayso gudoomiya kuxigenka mataban oo beniyay war shegaya in ladilay

qaar kamid warbahinta soomalida ayaa war been abuura ah shaacisay oo shegaya in dil loo gaystay gudoomiye kuxigeenka dagmada matabaan ee gobolka hiiran...

Goobaha codbixinta Congo oo la furay

Goobaha codbixinta ayaa la furay dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo oo ah dalka labaad ee ugu wayn qaaradda Afrika. Ku dhawaad 40 milyan oo qof...